Scroll to Top

Xiiso Online Allxiiso Online

Shabakada Xiiso iyo Allxiiso Online

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa sheegay Raysal wasaaraha Cusub Xasan Cali Khayre inuu Yahay Nin u qalma xilkan aqoon ahaan iyo khibrad ahaan , waxa uuna ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay la shaqeeyaan. ”Waxaan go’aansaday in xilka R/Wasaaraha Soomaaliya aan u magacaabo Xasan Cali Kheyre oo ah nin aqoon ahaan iyo khibrad ahaan kasoo bixi...

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in xisbi ka mida xisbiyada siyaasadeed ee ka jira dalka Norway uu ku baaqay in dhalashada dalkaasi lagala noqdo Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Xisbiga FRP oo kamid ah xisbiyada talo-wadaaga ee hadda ka taliya Norway ayaa soo jeediyey in dhalashada dalkaas lagala laabto Xasan Kheyre maadaama uu Soomaaliya ka noqday Ra’iisal...

Cilmi baaris cusub oo la sameeyay ayaa tilmaamaysa in qofka qaangaarka ah ee billaaba in uu seexdo in kabadan sagaal saacadood habeenkii uu qatar ugu jiro cudurka Alzheimers. Cilmi baarista waxaa lagu xusay in qofka horay ay ugu filnaan jirtay hurdo yar, haddana aysan ku filneyn hurdo badan, in ay taasi noqon karto calaamado horudhac u ah xanuunka Alzheimers. Alzheimer...

Ra’isul wasaaraha Soomaaliya ee Cusub Xasan Cali Kheyre ayaa saakay loo magacaabay ra’iisul wasaaraha cusub ee SOMALIA taas oo dad badan lama filaan ku noqotay. Dhamaan siyaasiyiinta Soomaalida waxaa ay lee yihiin Naaneysyo qaar ka raacay siyaasada dhexdeeda qaarna ay horey u wateen. Qofka ka mid ah qaraabada Ra’iisul wasaaraha cusub ayaa inoo sheegay in ninkan loo...

Ra’isul Wasaaraha cusub ee Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa markii ugu horeesay ka hadlay xilka loo magacabay, waxa uuna sheegay in uu aqbalay xilka loo magacaaby uuna soo dhawenayo. Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in Madaxweyne Farmaajo usoo xusho Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya, waxa uuna balan qaaday in uu si buuxda oo...

Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa ka hadlay magacaabista R’a’isul Wasaaraha Cusub ee Xukuumada Soomaaliya uu saacado kahor magacaabay. Farmaajo ayaa sheegay in Xilka R/Wasaaraha Soomaaliya u magacaabay Xasan Cali Kheyre, waxa uuna sheegay in Xasan uu nin u qalma xilkan aqoon ahaan iyo khibrad ahaan...

Maamulka Puntland ayaa ka hadlay Raysalwasaaraha Cusub ee Soomaaliya Warsaxaafadeed Kasoo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa u Qornaa Sidan. “Puntland waxay si weyn ugu hambalyeynaysaa Raiisalwasaaraha cusub ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo maanta loo magacaabay xilka Raiisalwasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya. Dawladda Puntland...

Faafhaahin ayaa ka soo baxeysa magacaabidda Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta xilkaasi u soo xushay madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo. Xogta la helayo ayaa sheegeysa inay jiraan shaqsiyaad ka dambeeyey inuu xilkan uu hanto Xasan Cali Kheyre oo qaraabo dhow la ah xaaska madaxweynaha. Ninka ugu weyn ee arrintan loo saarinayo ayaa ah...

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa magacaabay raisul wasaare cusub oo ay yeellan doonto dowladiisa sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya xarunta Madaxtooyada. Xasan Cali Khayre oo ah Nin dhalinyaro ah ayaa loo magacaabay xilka raisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya , ninkan oo ah Aqoonyahan ayaana kasoo jeeda Beesha Murusade gaar ahaan Foor Culus Habar...

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa goor dhow waxa uu ka ambabaxay magaalada Muqdisho, isaga oo aadey dalka Sacuudiga. Sida hore wakaaladda wararka ee Warqaad.com u shaacisey, madaxweynaha ayaa u aaday Sacuudiga arrimo ku aadan Cimreysi, waxaana uu usoo duceynayaa dalka iyo dadka Soomaaliyeed. Madaxweyne Farmaajo ayaa safarkiisaan...

error: Content is protected !!