Scroll to Top

Xiiso Online Allxiiso Online

Shabakada Xiiso iyo Allxiiso Online

Magaalada Hargeisa ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay waxaa kusoo Badanayey Arimo Bulshada Naxdin geliyey, Kuwaasi oo ah SIXIR ay adeegsanayaan qaar kamid ah dadka Nool magaalada Hargeisa. Raxma Cabdi  Maxamuud oo kamid ah dadka ay arintaasi ku dhacday ayaa sheegtay inay Haweenay Gurigeeda ugu Timid, kadibna ay taabatay, Markii Wakhtigaasi ka danbeeyayna ay Bilowday inay...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa bilaabay la kulanka Safiirada Beesha Caalamka u jooga Soomaaliya, iyagoo ka wada hadlaya taageerada Soomaaliya iyo sidii loo xoojin lahaa xiriirka u dhaxeeya dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Beesha Caalamka. Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa maanta la kulmay Safiirka UK u qaabilsan Soomaaliya David Concar, iyadoo...

Siyaasada Soomaaliya waa mid isbedal badan oo aan inta badan salka dhulka dhigin maadaama aysan jirin Xisbiyo lugu kala taageero aragtiyo ama fikir siyaasadeed ayaa waxaa kaalintaasi nus-qarnigii lasoo dhaafay buuxiyey Qabyaalada oo ah aalada Qawmiyada Soomaalida ka reebtay dunnida insteeda kale. Tan iyo burburkii dowladihii Soomaaliya soo maray ee kala ahaa tii Shibilka...

Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ka dhacay Banaanbax balaaran oo ay soo abaabuleen Maamulka Gobolka Banaadir. Dibadbaxa waxaa lagu taageerayaa Ra’isul wasaaraha uu shalay Magacaabay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo. Waxaana Banaanbaxa uu ka dhicidoonaa Fagaaraha Daljirka Dahsoon ee Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir. Amaanka goobta uu Dibadbaxa ka dhicidoono ayaa...

R/wasaare Xasan Cali Kheyre oo da`diisa lagu sheegay 49-sano ayaa waxaa uu isagoo 21-sano jir ah ku galay dalka Norway qaab qoxootinimo, isagoona markaasi degay magaalada Vestre Slidre ee gobolkaasi Valdres, wuxuuna sanado kaddib uu usoo wareegay dhanka caasimadda Oslo halkaas oo uu waxbarashadiisa kasii watay. Sanadkii 2006 ayaa waxaa uu mr. Kheyre dib ugu laabtay qaaradda...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa sheegay Raysal wasaaraha Cusub Xasan Cali Khayre inuu Yahay Nin u qalma xilkan aqoon ahaan iyo khibrad ahaan , waxa uuna ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay la shaqeeyaan. ”Waxaan go’aansaday in xilka R/Wasaaraha Soomaaliya aan u magacaabo Xasan Cali Kheyre oo ah nin aqoon ahaan iyo khibrad ahaan kasoo bixi...

Ra’iisal wasaaraha la magacaabay ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa iska casilay xilkii iyo shaqadii uu ka hayay Shirkadda Soma Oil and Gas ee fadhigeedu yahay magaalada London. Xasan Kheyre ayaa ka mid ahaa madaxda shirkaddan isagoo hayay madaxa qeybeedka Bariga Afrika, waxaana isla saakay markii xilka loo magacaabay uu qoraalka is casilaadiisa u qoray Shirkadda. Ra’iisal...

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in xisbi ka mida xisbiyada siyaasadeed ee ka jira dalka Norway uu ku baaqay in dhalashada dalkaasi lagala noqdo Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Xisbiga FRP oo kamid ah xisbiyada talo-wadaaga ee hadda ka taliya Norway ayaa soo jeediyey in dhalashada dalkaas lagala laabto Xasan Kheyre maadaama uu Soomaaliya ka noqday Ra’iisal...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa farriin uu ka soo diray magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudiga ku soo koobay qodobadda uu kala hadlay dowladda Sacuudiga. Madaxweyne Farmaajo ayaa farriintiisa ku sheegay in dowladda Sacuudiga uu kala hadlay qodobadda kala ah: 1- AMNIGA 2- MASHAARIIC HORUMARINEED 3- XAYIRAADDA XOOLAHA SOOMAALIYA SAARAN 4- &...

Cilmi baaris cusub oo la sameeyay ayaa tilmaamaysa in qofka qaangaarka ah ee billaaba in uu seexdo in kabadan sagaal saacadood habeenkii uu qatar ugu jiro cudurka Alzheimers. Cilmi baarista waxaa lagu xusay in qofka horay ay ugu filnaan jirtay hurdo yar, haddana aysan ku filneyn hurdo badan, in ay taasi noqon karto calaamado horudhac u ah xanuunka Alzheimers. Alzheimer...

error: Content is protected !!