Scroll to Top

Xiiso Online Allxiiso Online

Shabakada Xiiso iyo Allxiiso Online

Hantiilaha dunida caanka ka ah ee lagu magacaabo Li Ka Shing, waa ganacsade (Entrepreneur) u dhashay degaanka Hong Kong ee dalka Shiinaha. Hadda waa ninka ugu taajirsan dadka Shiinaha, waxaana dhalay aabbe sabool ah oo dugsi hoose maamule ka ahaan jiray. Bilyaneerkan ilaa hadda ma laha aqoon ku filan, sababtoo ah waxa uu waxbarashada isaga baxay sannadkii 1940kii, markii...

Wargeys ka soo baxa dalka Jarmalka oo lagu magacaabo STERN ayaa baahiyey warbixin uu ka diyaariyey natiijada tijaabo uu sameeyey qoys u dhashay dalkaas, oo ahayd in ay muddo bil ah iska ilaaliyaan isticmaalka gebi ahaanba sonkorta. Warbixintan oo aanu ka soo xiganay shabakadda Carabi 21 ka soo xigatay wargeyska STERN ayaa lagu sheegay in qoyskan waayo-aragnimadooda lagu...

Waxaa jiri jirtay inan yar oo agoon ahayd oo hooyadeed ahayd cidda keliya ee adduunka u joogta, waxaa guursaday ina’ adeerkeed. Laakiin waxa uu ku noqday nin qallafsan oo dulmi badan u geystay, isaga iyo ehelkiisuba waxa ay xumeeyeen inantii oo ay ula macaamileen sida adeegto iyaga u shaqaysa. Waxaa u dheeraa aflagaado iyo gacan ka hadal badan. qisadan oo aanu ka soo...

Waxaa magaalada Burco ee Gobolka Togdheer ka dhacday Dhacdo ku inta badan ku Cusub dhegaha Soomaalida, Kadib Markii Nin Soomaaliyeed oo horey u Qabay Sadex Dumar ah uu Guursaday Haweenayadii 4-aad, Waxayna sheekada Xiisaha badan Noqotay markii ay Arooska dhigeen Sadexdii uu horey u Qabay. Eng. Bashiir Yuusuf Jaamac ayaa ka warbixiyey Sida uu dhisay Afarta Qoys iyo sida...

Toban sano iyo afar maalmood ka hor, aroor sabti ah oo dunida muslimka oo dhan looga damaashaadayo farxadda ciidda weyn ee Ciidal Adxa, ayaa mar keliya muraayadaha talefishnnada laga daawaday warka sheegaya in Madaxweynihii hore ee Ciraaq Saddaam Xuseen lagu fuliyey xukunkii dilka daldalaadda ahaa ee ku dhacay. Dilka Saddaam Xuseen oo saddex sano maxbuus u ahaa ciidamada...

Laga soo bilaabo burburkii qaranka soomaliyeed ee 1991, hamiga fog ee Ethiopia wuxuu ahaa mar in ay Soomaaliya ku soo darto Ethiopia.Si hadaba taasi ugu suurto gasho, siyaasada Ethiopia ee soomaliya ku wajahan waxay ahayd mid heerar kala duwan soo martay. Markii hore waxay u soo dirsatay dad jaajuusiin Soomali/Ethoipian ah, kuwaas oo shaqadoodu ahayd in ay soo ogaadaan...

Ma qiyaasi kartaa dhibaatada uu mudanayo iyo xannuunka ay ku yeelanayso qofka haddii uu 20 sanno xabsi ugu jiro dambi aannu lahayn? Maxaad se u malaynaysaa in maskaxdiisu iswaydiinayso iyo sida uu ula tacaali karo dhibtaas noloshiisa dambe? Haddaba, dhibaatadan waxa soo maray Mr. Rodell. Waxa uu rabshad la’aan ku qaatay xabsiga 20 sanno, isagoo maxkamad ku xukuntay dambi...

Daraasada cilmi baadhis ah oo ay soo saartay Harvard School of Public Health (HSPH) ayaa cadaysay in quraacada subaxii ay muhiim u tahay caafimaadka qofka, isla markaana ay leedahay faa’iido iyo watar weyn. Cilmi baadhistu waxay cadaysay in ragga iska dhaafa quraacda 27%, ay ku dhacaan xanuunada wadno xanuun iyo weliba inay u dhintaan isla xanuunkaasi. Inta badan dadka...

Waxa caado ah in tujaartu xafladaha ubadkooda, gaar ahaan waqtiyada arooska ay kharash gareeyaan lacag badan oo dhaldhalaal iyo macno-darro kaga baxda, balse maalqabeen u dhashay dalka Hindiya, ayaa sameeyey arrinkaas mid ka duwan, kadib markii uu ka qaybgalay xaflad aroos oo gabadhiisu dhigatay, isla markaana dad masaakiin ah ugu deeqay 90 guri si uu hadiyad ahaan uga...

Tiro badan oo inaga mid ahi waxay aaminsan yihiin in meesha lagu xafidan karo dawooyinka iyo agabka la isku qurxiyo inay tahay suuliga, laakiin ma aha goobtii ku habboonayd waxaana lama huraan ah in laga fogeeyo. DAAWO BARNAAMIJKAN XIISAHA LEH ...

error: Content is protected !!