Scroll to Top

Xiiso Online Allxiiso Online

Shabakada Xiiso iyo Allxiiso Online

Aflaanta Hindiga waxaa ay ka mid yihiin kuwa ay aadka ay u daawadaan Soomaalida. Hadabo, ma u maleyneysaa in Balwaan uu og yahay inuu Soomali taageerayaal ah leeyahay. Haye, BBC-da ayuu uga waramay taageryaashiisa Soomaalida iyo aflaanta uu soo saray, wuxuu na khadka teleefonka ee Magaalada Mumbai ee dalka India ugu waramay weriyaha BBC-da Bashiir Maxamed Caato oo ugu...

Alle ha u naxariistee waxaa magaalada Hargeysa ku geeriyooday Abwaan Boon Xirsi oo ka mid ahaa abwaanadii waa weynaa ee fanka soomaaliyeed. Abwaan Boon Xirsi ayaa ku geeriyooday gurigiisa magaalada Hargeysa, isaga oo xanuun ku soo booday u jiifay gurigiisa. Boon Xirsi ayaa waxaa lagu Xasuustaa Riwaayada Xiiso badan oo uu ka qayb galay, Waxaana marxuunka ilaahay uga baryayaan...

Fanaanadda Farxiyo Kobayare ayaa waraysi ay bixisay waxay uga hadashay Ugu horayn Taariikhda Fankeeda, Waxayana sidoo kale ka hadashay Sidii Fanaanadda Hodan Cabdiraxmaan Khilaafkii ka dhex Qarxay uu ku Bilowday, iyadoo sheegtay inay Khiyaantay. Waraysiga ayaa waxay sidoo kale kusoo bandhigtay Heeso cusub oo ay Qaaday, waxaana sidoo kale wax laga waydiiyey arrimo kala...

Wararka ka imanaya Degmada Kaaraan ayaa sheegaya in Labo Qof ay dhinteen tiro kalena ay ku hoos jiraan wali Kaawo Saaka ku duntay goob ay ka qodayeen oo ka tirsan Degmada Kaaraan. Guddoomiyah Degmada Kaaraan Cumar Meyre Macoow ayaa u sheegay Idaacadda Mustaqbal in uu hadda xaqiijinayo dhimashada laba Qof,tiro kalen ay dhaawacanyihiin. Waxaa uu sheegay in ay Gurmad u direen...

Allaha u Naxariistee waxaa Xalay Magaalada Muqdisho ku Geeriyooday Abwaan Cabdi Maxamuud Jacaf oo ka mid ahaa Abwaanada sida weyn looga yaqaanno Magaalada Muqdisho. Abwaan Cabdi Maxamuud Jacaf ayaa u dhintay Xanuun Mudooyinkaan hayay islamarkaana uu kamid yahay Xanuunka Macaanka ama Sonkorta. Saaka ayaa lagu wadaa in Abwaan Jacaf lagu Aaso Magaalada Muqdisho ee Caasimadda...

Fannan mareykan ah oo shidnaa sideetameeyadii oo lagu magacaabo Colonel Abrams ayaa meydkiisa laga helay isbuucii tegay magaalada New York halkaas oo uu darbi-jiif ku ahaa sanooyinkii u dambeeyay. Fannaankan oo sideetameeyadii ku jiray liiska “Top ten-ka” Mareykanka ee haasaha hirgalay ayaa noloshu ka qalloocatay kaddib markii uu u weecday dhanka maandooriyaha,...

Fanaanada Laki Xaaji Wacays oo ku sugan magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa si layaab leh Markii ugu Horaysay uga hadashay Arin ay sheegtay in Fanaaniinta Soomaalidu ay Ka aamuseen, Taasi oo la Xidhiidha Barnaamijka SOMALI WEEK oo dalka Ingiriiska Sanadkiiba Hal mar lagu qabto, Dawlada Ingiriiskuna ay dhaqaale badan ku siiso Fanaaiinta Soomaaliyeed. Barnaamijka ayaa...

Fannaanka da`da yar ee reer Mareykan Justin Biber ayaa wajiga ka feeray, dhiigna ka keenay mid ka mid ah taageerayaashiisa mar uu ku sugnaa magaalada Barcelona ee dalkaasi Spain halkaas oo uu show ku lahaa. HALKAN KA DAAWO SIDA FEERKU U DHACAY ...

Halkaan hoose waxaanu idinkugu soo gudbineynaa warbixin qosol badan oo ka xog bixineysa Dagaalkii Basbaaska ee Sacuudiga ku dhex maray ONLF iyo DDSI iyo wixii dhacay ...

Heesaaga caanka ah ee reer Mareykan Kanye West ayaa la dhigay isbitaal ku yaal magaalada Los Angeles kaddib markii isbuucii lasoo dhaafay laga dareemay isku-dar-daran dhanka maskaxda ah, sida ay qoreen wakaaladaha wararka ee Billboard iyo NBC News ee dalka Mareykanka. Maalmo ka hor ayay aheyd markii uu masrax ku yaal magaalada Sacramento uu ka weeraray dad caan ah oo...

error: Content is protected !!