Allxiiso Online

Wariye Indhool ah oo warbixin yaab iyo shaki badan leh ka diyaariyey Siyaad Barre

Wariye Soomaaliyeed oo Indhool ah ayaa Warbixin xaqiiqada ka fog ka diyaariyey Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya AHN Maxamed Siyaad Barre.

Qaybta Hore ee Warbixinta ayuu Wariyaha ku sheegay inuu ku dhashay Gobolka Gedo, Kuna Dhintay maagaalada Nairobi, Taasi oo ah mid aan waxba ka Jirin, Wuxuuna ku dhashay October 6, 1919, magaalada Shilabo ee Ethiopia, Sidoo kalana wuxuu ku geeriyooday  January 2, 1995, magaalada Lagos  ee Nigeria.

Dhinaca kale wuxuu Warbixinta ku sheegay inuu magaalada Laascaanood Siyaad Barre ku dilay Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Cabdirashiid Cali Sharma’arke, taasi oo iyaduna ah mid aan xigasho iyo xaqiijin toona loo heyn.

xiiso online logo hoos
error: Content is protected !!

By continuing to use the site, you agree to the use of cookies. We use cookies to personalise content and ads, to provide social media features and to analyse our traffic. We also share information about your use of our site with our social media, advertising and analytics partners who may combine it with other information you’ve provided to them or they’ve collected from your use of their services.

The cookie settings on this website are set to "allow cookies" to give you the best browsing experience possible. If you continue to use this website without changing your cookie settings or you click "Accept" below then you are consenting to this.

Close