Allxiiso Online

Shirkadda Pepsi oo fadeexad ka raacday xayeysiin ay u sameysay Kim Kardashian walaasheed (Pepsi, Kendall Jenner protest ad called ‘tone deaf’)

Shirkadda caanka ah ee cabitaanada sameyso ee Pepsi ayaa fadeexad ka raacday xayeysiin ay sameysay gabadha ay walaalaha yihiin xiddigta Kim Kardashian oo lagu magacaabo Kendall Jenner, taasoo xayeysiiska ay sameysay kor ugu qaadaysay suuqa shirkadda hase ahaatee shirkadda ay kala kulantay dhaleeceyn iyo iyo in lagu eedeeyo in shirkadda ay dano ganacsi dadka madowga ah sumcadooda ugu faa’iideysatay.

xiiso online logo hoos
error: Content is protected !!