Somaliya oo safka hore kaga jirta Waddamada ugu farxadda badan Afrika

by Bahda Xiiso Online | Tuesday, Mar 21, 2017 | 222 views

 Iyadoo ay shalay ku beegneyd  maalinta farxadda adduunka 20-ka Maarso ayaa la soo saaray dalalka ugu farxadda badan dunida iyo kuwa ugu hooseeya ee murugeysan.

Dadka Norway ayaa noqday dadka ugu farxadda badan ee dunida korkeeda saaran sida ay sheegtay warbixin ay soo saartay Hay’ad Q/Midoobay ka tirsan, iyada oo booska kala baxday  Denmark oo sanadkii hore ku jirtay kaalinta koowaad.

Qiimeynta la sameeyay ayay ugu horeeyaan dalalka: Denmark, Iceland, Switzerland iyo Finland oo shanta dal ugu farxadda badan dunida noqday.

1. Norway (7.53)
2. Denmark (7.52)
3. Iceland (7.50)
4. Switzerland (7.49)
5. Finland (7.46)
6. Netherlands (7.37)
7. Canada (7.31)
8. New Zealand (7.31)
9. Australia (7.28)
10. Sweden (7.28)
11. Israel (7.21)
12. Costa Rice (7.07)
13. Austria (7.0)
14. U.S. (6.99)
15. Ireland (6.97)

Dhanka Waddamada Afrika waxaa Safka hore ku jira Dalka Algeria,waxaana 5ta ugu horreysa ka mid ah Soomaaliya.

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.