Maqal: Xildhibaano ka carooday socdaalkii Uhuru Kenyatta ee ku tagay degmada Dhoobley..

by Bahda Xiiso Online | Tuesday, Mar 21, 2017 | 112 views

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay socdaalkii dhawaan madaxweynaha Kenya uu ku yimid degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada hoose.

Socdaalka Uhuru ee Soomaaliya yimid ayaa siyoobin kala duwan Bulshada uga hadashay,waxayna ku micneeyeen mid waxyeeli kara xiriirka diblomaasiyadeed ee Labada Dowladood.

Xildhibaan maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah xildhibaanada golaha Shacabka oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu si faa-faahsan uga hadlay socdaalka  Uhuru Kenyatta

ugu horeen Dalxa ayaa waxa uu ka hadlay duqeynta dad Soomaali ah loogu geestay xeebaha wadanka Yaman

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.