Madaxweynaha Somalia oo si lama filaan ah u magacaabay Xilal cusub & mas’uuliyiin cusub..

by Bahda Xiiso Online | Tuesday, Mar 21, 2017 | 410 views

Madaxweyne Farmaajo ayaa Magacaabay Masuuliyiin Cusub oo ka mid noqonaya Maamulka Madaxtooyada Soomaaliya.

1. Abuukar Daahir Cismaan Waxaa loo Magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Soomaaliya

2. Prof Nuur Diiriye Fuursade Waxaa loo Magacaabay La Taliyaha Madaxweynaha ee Siyaasadda iyo Istiraatiijiyadda.

3. Maxamed Cabdullahi Axmed Waxaa loo Magacaabay Kaaliyaha Gaarka ah ee Madaxweynaha

4. Cabdullaahi Yuusuf Maxamed Waxaa loo Magacaabay Agaasimaha Habmaamuuska Madaxtooyada.

5. Cabdinuur Maxamed Axmed Waxaa loo Magacaabay Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada.

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.