Dowladda Turkiga oo ku dhawaaqday qorshe halis ku ah Al-shabaabka Somalia..

by Bahda Xiiso Online | Tuesday, Mar 21, 2017 | 254 views

Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in ay ka qeyb qaadan doono howlgalka lagula dagaalamaayo Al-Shabaab ee ka socda Soomaaliya.

Saraakiil ka tirsan dowladda Turkiga ayaa sheegay in ay qaadi doono tilaabo ay ku doonayaan in ay si weyn uga qeyb qaataan dagaalka lagula jiro Xarakada Al-Shabaab.

Sarkaal ka tirsan ciidanka dowladda Kenya ayaa sheegay in dowladda Turkigu ay doonayso in ay balaariso awooddeeda ku aadan dagaalka lagula jiro Xarakada Al-Shabaab ee ka socda Soomaaliya.

Dhankale War kasoo baxay dowladda Turkiga ayaa lagu sheegay in dhawaan Soomaaliya ay usoo diri doonto Markab sida Shixnad ah Gargaar ah oo lagu tala galay in lagu Caawiyo dadka Soomaaliyeed ee abaaruhu ay saameeyeen.

Dowladda Turkiga ayaa Sanadyadii lasoo dhaafay saameyn weyn ku la heyd Soomaaliya , waxaana ay Dalka ka

 

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.