AKHRISO: Ra’iisal wasaare Kheyre oo sharuudo adag ku soo xulay Wasiirada & Qorshe halis ku aha ku dhawaaqay..

by Bahda Xiiso Online | Tuesday, Mar 21, 2017 | 201 views

Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in dhowr sharuudo uu ku soo xulay Wasiirada cusub ee maanta lagu dhawaaqay

Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in Shuruudo kala duwan lagu xulay Wasiirka qofka noqday.

Waxaa ka mid ah in Shuruudaha ay ku jirto inuusan ka yaraan da’ ahaan 30 Sano Jir Ah.

In uusan bixin karin sirta Qaranka iyo Shaqada Dawlada ay ku ballamaan oo buug laga saxiixi doono.

Waxa ka mid ah in Qofka Wasiirka noqonaya uu yahay mid heysta Dhalashada Soomaaliya uuna aaminsan yahay in mabaad’ida Qaranka udegsan.

Waxa laga xisaabin doonaa Hantida uu leeyahay Wasiirka.

 

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.