AKHRISO:-Puntland oo Amaro Culus Kusoo Rogtay Ganacsatada Qaadka

by Bahda Xiiso Online | Tuesday, Mar 21, 2017 | 239 views

Maamulka gobolka Nuagaal ee Puntland ayaa soo saaray wareegto ganacsatada gobolka Nugaal looga mamnuucayo inay Qaadka soo dhaafiyaan kantaroolka waqooyi ee magaalada Garowe ee Gobolkaas, arrintaas oo loo sababeynayo xaga ammaanka iyo ilaalinta canshuurta.

Capture-8

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.