AKHRISO: Magacyada & Beelaha Wasiirada cusub..

by Bahda Xiiso Online | Tuesday, Mar 21, 2017 | 3989 views

Waxaa Goordhow nasoo gaaray qabiilada ay kasoo jeedaan Golaha Wasiirada cusub ee Soomaaliya oo gaaraya 26 iyo Hal Wasiir ku xigeen.

Marka loo fiiriyo Qaabka ayaa waxaa ay umuuqataa in Beelaha ay qaab cusub uheleen xilalka wasiirada

Hoos ka AKhri Wasiirada oo dhan

1- Avv. Mahdi Axmed Guuleed Khadar Ra’iisul Wasaare kuxigeen, Isaaq, Cidegale

2- Cabdi Faarax Juxa Wasiirka Arrimaha Gudaha, ( Majeerteen , Ciise Maxmuud)

3- Yuusuf Garaad Cumar Wasiirka Arrimaha Dibadda, Hawiye, Habargidr, Ceyr

4- C/raxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda,  ( Godo-Biirse)

5- C/raxmaan Xoosh Jibriil Wasiirka Dastuurka, Leelkasce

6- Amb. Jamaal Hassan Wasiirka Qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga, Daarood, Warsangeli.

7- Maryan Aweys Wasiirka Dekedaha, Beesha Jareer Weyne, Shiidle.

8- Eng. Cabdi Canshuur Xasan Wasiirka Boostada, isgaarsiinta iyo Tiknoolijiyada, Baadi Cadde.

9- Maxamed C/llaahi Salaad Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka,

10- Khadra Axmed Ducaale Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, Isaaq,  Habar Jecle.

11- Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Dhalinyarada iyo isboortiga, (Yaxar)

12- Cabaas Siraaji Wasiirka Howlaha Guud, (Mirifle Hubeer)

13- Maryan Qaasim Wasiirka Arrimaha Gargaarka, Beesha Shanaad, Reer Xamar.

14- Deeqa Yaasiin Wasiirka Haweenka iyo xuquuqul Insaanka, Dir, Surre

15- C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka, ( Dhulbahante)

16- Maxamed Abuukar Islow Ducaale Wasiirka Amniga Gudaha, ( Abgaal , Harti , Obokar )

17- Eng. C/raxmaan Yariisow Wasiirka Warfaafinta, Hawiye, Abgaal,  Wacbuudhan, Daa’uud.

18- C/rashiid C/llaahi Wasiirka Gaashaandhigga, ( Mirifle / Leysaan)

19-  Cabdiraxmaan  Daahir Cismaan, wasiirka wabarashads iyo tacliinta sare, Xawaadle

20) Dr. Iimaan C/llaahi Cali, wasiirka Awqaafta iyo arrimaha diinta, (ma heyno)

21)  Xildhibaan Shiikh Nuur Maxamed Xasan, Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dir, Biyamaal

22) Xildhibaan Saciid Xuseen Ciid, Wasiirka Beeraha, Beesha Shanaad, Carab Saalax,

23) Dr. Fowsiya Abiikar Nuur, Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada, Gaaljecel.

24) Xil. Eng.  Cabdirashiid Maxamed Axmed , Wasiirka Macdanta iyo Batroolka , Gendershe

25) Xildhibaan Prof. Saalaim Caliyow Ibrow, Wasiirka Korontada iyo Biyaha, Digil, Jiido.

26) AVV. Xasan Xuseen Xaaji, Wasiirka Cadaaladda, (ma heyno)

27) Xildhibsan Saalax Axmed Jaamac, Wasiirka Shaqad iyo Shaqaalaha, Isaaq, Habar Yoonis

Wrs-1024x561

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.