Maqal: Nin isticmaalay waxyaabaha maanka dooriya oo nafta deysay & mid kale oo dhaawac ah..

by Bahda Xiiso Online | Monday, Mar 20, 2017 | 182 views

Wararka naga soo gaarayo magaalada Burco ee Gobolka Togdheer ayaa ku waramaya inuu geeriyooday nin la sheegay inuu cabay waxyaabaha Maanka Dooriya halka nin kale uu halis u galay cisbitaalna loola cararay.

Ciidamada Amnaaka ee Magaalada Burco ayaa sheegay iney baaritaano wadaan si loo ogaado Waxyaabaha maandooriyaha ah ee ay raggani cabbeen.

Rag badan oo ka mid ah kuwa isticmaala Maandooriyaha ayaa cabsi xoogan ay la soo deristay iygoo qaar kood la soo sheegayo in walaac ay ku abuurtay arrinta.

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.