Derbi-jiif qarash la geliyay, quruxlowna laga soo dhigay oo meel uu ka galo la` dumarka: VIDEO

by Bahda Xiiso Online | Monday, Mar 20, 2017 | 455 views

Jose Antonio (57-jir) oo ah darbi-jiif u dhashay dalkaasi Spain ayaa ku noolaa waddooyinka magaalada Majorca muddo 25 sano ah. Tima-jare magaalada ah ayaa ku caawiyay qurxinta tinta, garka iyo dharka, waxaana markii boorka laga jafay uu kusoo baxay “wax kale”. Iminka ayaa waxaa laga cel-celinayaan dumarka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO ARRINTAN XIISAHA LEH
Darbi-jiif boorka laga jafay, quruxlowna laga soo dhigay oo meel uu ka galo la` dumarka

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.