Daawo: Xildhibaanad laga faafiyey in ay Seddex Nin wada guursatay oo arrin yaab leh shaacisay

by Bahda Xiiso Online | Monday, Mar 20, 2017 | 347 views

Xildhibaan Hudda Axmed Cali oo ka mid ah Xildhibaanada Aqalka sare ee Soomaaliya, ee laga soo doortay deeganada Somaliland, oo lagu eedeyay in ay wada guursataya 3-dex Nin ayaa warkaas ku tilmaantay been abuur iyada laga faafiyay.

Hudda Axmed Cali oo wareysi siisay warbaahinta ayaa sheegatay in warkaas uu yahay mid aan laheyn sal iyo raad faafinta dacaayadaasna uu ka dambeeyo Suldaanka Beesheeda sida ay hadalka u dhigtay.

DAAWO HADALKA XILDHIBAANADDAN
Xildhibaanad laga faafiyey in ay Seddex Nin wada guursatay oo arrin yaab leh shaacisay

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.