Madaxweyne Geelle oo Diyaarad casri ah isagoo sii xarago leh u duulinaya dejiyay (DAAWO)

by Bahda Xiiso Online | Sunday, Mar 19, 2017 | 342 views

Madaxweynaha dalka Jabuutti mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa diyaarad ay leedahay shirkadda Ethiopian Airlines oo nooca qaadka weyn ee Boing 787 ka dejiyay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia.

Diyaaraddaan oo ah mid ay dhawaan soo iibsatay shirkadda duulimaadka Ethiopian Airlines ayaa lagu casuumay Madaxweynaha Jabuuti, wuxuuna si xarago leh ugu dejiyay garoonka diyaaraddaha Addis Ababa.

Geelle oo Diyaarad casri ah isagoo sii xarago leh u duulinaya dejiyay

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.