Wiilkii reer Jabuuti ee INDHAHA laga soo tuuray oo sharaxay falkii waxshinimo ee ku dhacay (Video)

by Bahda Xiiso Online | Thursday, Mar 16, 2017 | 651 views

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysi Telefishinka dalka Jabuuti uu ku Waraystay Liibaan Mustafe Xasan oo ah Wiil u dhashay dalka Jabuuti oo dhowaan Indhaha laga soo Tuuray, Taasi oo Bulshada Sooamaliyeed Argagax gelisay.

Liibaan Mustafe Xasan ayaa ka Warbixiyey in lagu dilay inuu Khasab ku taageero Kooxaha dhibka Gaadhsiiyey, Wuxuuna soo bandhigay Sidii ay wax u dhaceen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA
Wiilkii reer Jabuuti ee INDHAHA laga soo tuuray oo sharaxay falkii waxshinimo ee ku dhacay

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.