Lammaane Somali ah oo kharashkii arooskooda ugu deeqay dhibanayaasha abaaraha (Sawirro)

by Bahda Xiiso Online | Thursday, Mar 16, 2017 | 411 views

Dhacdo Naadir ku ah Dadkeenna ayaa waxaa daah-furay Qoys Cusub oo dhawn is-guursaday.

Arooska iyo Aroosadda, Liibaan iyo Caasha ayaa waxay go’aansadeen in Kharajka Arooskooda ugu deeqaan Dadka ay Abaarta ku hayso duleedka magaalladda Gaalkacyo.

Tallaabdaasi ayaa ah mid ku dayasho mudan, waxaana leenahay Qoyskaasi cusub  Ilaahay ha barakeeyo. Aamiin
Lammaane Somali ah oo kharashkii arooskooda ugu deeqay dhibanayaasha abaaraha

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.