Daawo: Aabe Soomaaliyeed oo iibinaya qaar kamid ah Caruurtiisa abaarta Somalia awgeed

by Bahda Xiiso Online | Thursday, Mar 16, 2017 | 555 views

C.wali Jaamac oo ah Aaabe Soomaaliyeed oo ku dhaqan gobolka Mudug, Islamarkaana ka mid ah Dadka Soomaaliyeed ee Abaartu Saamaynta Xoogan ku yeelatay.

Cabdiwali ayaa wuxuu sheegay inuu iibinayo Gabadh uu dhalay, Si Caruurta kale uu Naftooda ugu Badbaadiyo, Wuxuuna Sharaxay Sababta ku Kaliftay Arintaasi, Sidoo kale wuxuu codsi u diray madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo).

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKAN YAABKA LEH
Aabe Soomaaliyeed oo iibinaya Qaar kamid ah Caruurtiisa, si kuwa kale uu Naftooda ugu Badbaadiyo

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.