93 Jir 25 Sano sameysanayay naxashka Fircoon oo kale: $10 Kun oo ku baxday: Sawirro

by Bahda Xiiso Online | Thursday, Mar 16, 2017 | 423 views

Fred Guentert oo 93 jir dhimasho suge ah ayaa mudo 25 sano ah ku howlanaa sidii uu u sameysan lahaa mid u eg naxashka ku keydsan jirk fircoon oo kale.

Odaygaan waayeelka ah ayaa lacag dhan 10 kun dollarka Mareykanka ah ugu basday sameynta naxashkaasi sida ay baahiyeen warbaahinta caalamka iyo kuwa California oo ah gobolka uu degan yahay waayeelkaan.

Ujeedada uu dhaqaalaha intaas la eg u geliyay ayaa ah sheydaanimo iyo inuu magac uun ka helo. wuxuuna ka dardaarmay in lagu asturo meydkiisa marka uu dhinto.

93 Jir 25 Sano sameysanayay naxashka Fircoon oo kale 10 Kun oo ku baxday  

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.