DAAWO: Wasiirka Soomaaliga ah ee Canada oo Soomaalida UK kulan la qaatay ( khudbad cajiib ah)

by Bahda Xiiso Online | Tuesday, Mar 14, 2017 | 207 views

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Ingiriiska ayaa Munaasibad Balaadhan magaalada London ugu samaysay Wasiirka SOCDAALKA IYO JINSIYADAHA Dalka Canada, Axmed Xuseen oo Asal ahaan kasoo Jeeda Soomaaliya, Isagoona u Jeediyey Khudbad Qiimo badan.

Wasiir Axmed ayaa Bulshada Soomaaliyeed ugu Baaqay inay wax ka qabsadaan dalalka ay Joogaan Iyagoo Xoojiyana Dhaqankooda iyo Diintooda, Diiradana ay saaraan Shaqooyinka, Waxbarashada iyo sida ay wax uga qaban lahaayeen halka ay ku sugan yihii, Islamarkaana aysan ku Mashquulin Siyaasada ka durugsan.

“Wiil Sodon Jir ah oo Hooyadii ay Leedahay Sharabaadka (Socks) ayaad Ilowday, Way Bahdilaysaa arintaasi, Caruurta Marka ay yaryihiin Ha lagu dhiiri geliyo inay wax qaban karaan ”

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA
Wasiirka Soomaaliga ah ee Canada oo Soomaalida UK kulan la qaatay ( khudbad cajiib ah)

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.