Dhacdo qosol badan oo dhacday xilli wareysi toos ah uu ka baxayay taleefishinka BBC-da

by Bahda Xiiso Online | Saturday, Mar 11, 2017 | 532 views

Xilli uu socday wareysi uu taleefishinka BBC-da uu la lahaa xeel-dheere siyaasadeed ayaa waxaa xafiiskiisa guriga ugu soo galay caruur uu dhalay iyo xaaskiisa kuwaas oo qasay wareysiga.

Dhacdadaan ayaa noqotay mid xiiso gooni ah leh oo looga maadsado baraha bulshada.

HALKAN KA DAAWO WAXA DHACAY
Dhacdo qosol badan oo dhacday xilli wareysi toos ah uu ka baxayay taleefishinka BBC-da

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.