Daawo: Yaa Ku Haboon Inuu Noqdo Ra’ysul Wasaaraha Cusub Ee Dalka ?

by Bahda Xiiso Online | Friday, Feb 17, 2017 | 353 views

Magaalada Muqdisho Iyo Guud ahaan dalka waxaa dhagta Loo taagaya Ra’ysul Wasaaraha Cusub Ee Laga Sugayo Inuu Soo Magaacabo Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo Magaacista Raysul Wasaaraha Cusuba yaa la aaminsan Yahay Inay Tahay Saldhiga Xukumada Cusub Ee La Sugayo In Kasta Oo Muqdisho ay ka socdaan Kulamo Gooni gooni ah

Hadaba Yaa Ku Haboon Inuu Noqdo Ra’ysul Wasaaraha Cusub Ee Dalka ?

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.