Daawo: Xasan Sheikh oo gaadiid aan badndeyn looga galbiyay Villa Somalia & Halka uu degay..

by Bahda Xiiso Online | Friday, Feb 17, 2017 | 756 views

Xasan Sheekh Maxamuud oo ahaa madaxwaynihii hore ayaa ka guuray xarunta madaxtooyada ee Villa soomaaliya isagoo ay galbiyeen gawaadhi gaashaaman oo ay lahaayeen ciidamada shisheeye ee jooga Soomaaliya.

Markii Xasan ka baxayey madaxtooyada ayaa waxaa la arkayey boqolaal shacab ah oo si diiran usii sogootiyey xasan Sheikh oo mudo afar sano ah daganaa halkaasi.

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.