Ciidamadii Galmudug ee ku dhaawacmay Duqeyntii Mareynkanka oo Xaalad xanuun badan laga soo sheegayo..

by Bahda Xiiso Online | Friday, Feb 17, 2017 | 207 views

Ciidamadan oo Dhaawac Ahaan Loogu Qaaday Dalka Masar Si Xaaladooda Caafimaad loo Dabiibo Ayaa Xiligan Ku Dayacan Dalkaasi kadib Markii Aysan Helin Adeegyadii Caafimad ee Ay u Baahnaayeen.

Ciidamada aya Sheegay in aan dib lo soo Fiirin Tan iyo markii dalkaasi la geyay waxana ay shaaca ka qadeen in dowlada galmudug iyo dadkii waday ay ku dayaceen halka ay ku sugan yihiin

Ciidanka aya ku dhawacmay duqayn ka dhacday deganka jeexdin duqayntaasi oo ay geesteen ciidanka mareynkanka kadib markii ay xoq qaldan ay siiyeen ciidanka puntland oo ciidanka galmudug markaasi ku tilmaamay in ay ahayeen ciidan shabaab ka tirsana

Qaar Ka Tirsan Ciidamadan oo La Hadlay Warbaahinta ayaa Ka Waramaya Noloshooda.

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.