Madaxweyne Farmaajo oo loogu Baaqay inuu Ciidamo Ajnabi ah geeyo Gaalkacyo+(Sababta)..

by Bahda Xiiso Online | Thursday, Feb 16, 2017 | 363 views

Inkastoo Wali ay xiran Yihiin Qaaar ka mid ah Wadooyinka magalada Gaalkacyo kuwasi oo sameyn ku yeeshay dagaalkii sanadkii hore ka dhacay daanta Galbeed ee Magalada Gaalkacyo ayaa waxaa arimahasi waxaa walaac xoogan ka muujinaya qaar ka mid ah waxgaradka Magalada gaalkacyo kadib markii ay shegeen in guddiyadii loo xilsaaray ay ku fashilmeen in ay ku furaan wadoyinka magalada Gaalkacyo oo halbowla u ahaa ganacsiga magalada Gaalkacyo

Nabadoon Cali Diiriye Aloore oo ka mid ah Waxgaradka reer Gaalkacyo lan hadlay Warbaahintaa ayaa dowlada soomaliya ugu baaqay in ciidamo ajnabi ah ay keenan magalada Gaalkacyo si buu yiri loo furo wadooyinka xiran.

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.