Galmudug oo war lama filaan ah ka soo yeeray & Cabsi xoogan oo jirta..

by Bahda Xiiso Online | Thursday, Feb 16, 2017 | 328 views

Xasan Faarax Kaarshe Xasan Tima wayne oo ka mid ah sarkiisha ciidamada Dariiwshta Galmudug ayaa ka hadlay markii ugu horaysay dagaalka maalmihii dambe ka socday deegaano dhaca bariga gobalka Mudug kaasi oo u dhexeeyay ciidamad ciidanka galmudug oo gacan ka helaya kuwa dawlada soomaaliya iyo ururka alshabaab.

Xasan time wayne ayaa waraysi uu warbaahinta siiyay ku sheegay in aysan ciidanka daraawiishta galmudug dagaalkaasi qayb ka hayn ayna wataan dad lacag kasoo qaatay dawlada maraykanka wuxuuna sheegay in xiligaan oo ay dadka reer galmudug abaara ba,an la daala dhacayaan aysan haboonayn in dagaal lagu furo .

Hadalka Xasan Faarax Kaasrhe ayaa imaanaya xili ay ciidamada Galmudug iyo kuwa dawlada soomaaliya iskaga baxeen deegaanada camaara iyo ceel cabdi oo ay alshabaab kula dagaalameen ayagoo gaaray dagmada hobyo ee gobalka Mudug oo ay haatan ka wadaan guluf dagaal oo hor leh

 

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.