Dooni u rarneyd Ganacsato Soomaaliyeed oo ku Degtay Xeebaha dalka Yemen..

by Bahda Xiiso Online | Wednesday, Feb 15, 2017 | 91 views

Wararka laga helaayo xeebaha dalka Yemen ayaa waxaa ay sheegayaan  in halkaasi ay ku degtay dooni u rarneyd Ganacsato Soomaaliyeed oo kusoo jeeday degmada Hobyo ee gobolka Mudug.

Doontaan ayaa  afar cisho ka hor  ka soo baxay dalka imaaraadka carabta .

Waxyaabaha Saarnaa doonidaasi iyo sidoo kale sababaha rasmiga ee keenay in ay degto doonitaasi wali faahfaahin buuxda lagama haayo.

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.