Qarax xooggan oo Askar Itoobiyaana lagula eegtay Beledweyn + rasaas socota..

by Bahda Xiiso Online | Wednesday, Feb 15, 2017 | 155 views

Qarax miinada dhulka lagu aaso ayaa ka dhacay magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan,kaasi oo lala eegtay Ciidamo itoobiyan oo  marayay Xaafadda Buundo Labaad ee Baledweyne.

Qaraxa ayaa ahaa mid xooggan oo inta badan laga maqlay Xaafadaha Magaalada Baledweyne.

Lama oga qasaaraha ka dhashay,Qaraxa ka dib Ciidamada Itoobiya ayaa furay rasaas la soo sheegayo iney waxyyeelo ka soo gaartay dadkii goobta ka agdhawaa.

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.