Jin indhaha ka riday seddax gabdho oo si la-yaab leh looga saaray una furmay: VIDEO

by Bahda Xiiso Online | Monday, Feb 13, 2017 | 441 views

Ilaa seddax gabdhood oo labo ka mid ah mudo 25 cisho indhaha wax ka arkeyn ayaa Illaahey ka shaacifiyay kadib markii wadaad jinka iyo sixirka bixiya loo geeyay, waxaana ka dhex hadlay Jin sheegtay inuu indhaha isaga ka riday.

Gabdhahaani oo mid ka mid ah uu kasoo raacay magaalada Hyderabad ee dalka India, iyadoo halkaasi ay u kaxeysay hooyadeed si ay ugu soo daweyso, hase ahaatee iyadii nafteeda ay ku indha beeshay, markii dhaqaatiirta loo geeyayna ay sheegeen inaysan waxba qabin. Wadaadkaan Jinka bixiya ayaa loogu geeyay xarunta Boosaaso, wuxuuna markiiba ka qur’aan saaray jinka oo ka dhex hadlay, kadibna jinkii uu balan qaaday inu indhaha u furayo dib danbena ugu soo noqon doonin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA
Jin indhaha ka riday seddax gabdho oo si la-yaab leh looga saaray una furmay

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.