Baarlaman Afrikaan ah oo markale beerka iska tumay, feer iyo faralaabna iskala daaley: Video

by Bahda Xiiso Online | Friday, Feb 10, 2017 | 355 views

Feer ayey isku billaabeen xildhibaanada baarlamaanka Koofur Afrika ka dib markii mucaaradka ay is hortaageen khudbo uu madaxweyne Jacob Zuma ka jeedin lahaa baarlamaanka.

Xubno ka mid ah xisbiga xagjirka ah ee mucaaradka ee u ololeeya arrimaha dhaqaalaha (EFF), oo dhammaantood xirnaa dhar guduud ah, ayaa feer ku billaabay ciidamada isku deyay inay kal-fadhiga ka saaraan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA
Baarlamaanka Koonfur Afrika oo markale beerka iska tumay, feer iyo faralaabna iskala daalay VIDEO

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.