Khudbadii guusha Madaxweyne Farmaajo iyo waxyaabaha uu ballan qaadey (VIDEO)

by Bahda Xiiso Online | Thursday, Feb 9, 2017 | 571 views

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Khudbadii Madaxwaynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu Jeediyey Markii la Dhaariyey.

Farmaajo oo ka hadlaya Guusha uu Gaadhay ayaa yidhi  “”Waa Bilowgii Midnimada Soomaaliya, Amaanka, Diimuqraadiyada, iyo La dagaalanka Musuq-maasuqa” Iyo Daryeelka Dadka Saboolka ah “ Ayuu yidhi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA
Khudbadii guusha Madaxweyne Farmaajo iyo waxyaabaha uu ballan qaadey

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.