Haweeney sankeeda laga soo saaray BARANBARO nool iyo layaabkii ka dhashay

by Bahda Xiiso Online | Thursday, Feb 9, 2017 | 363 views

Haweeney 42-jir ah ooo lagu magacaabo Silva islamarkaana ku nool dalka Hindiya ayaa waxaa ay dhakhaatiirta dalkaasi kasoo saareen sankeeda baranbaro nool kaddib markii ay in mudo ah ka sheeganeysay dhanka madaxa oo ay baranbaradani hoy ka dhigatay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA
Haweeney sankeeda laga soo saaray BARANBARO nool iyo layaabkii ka dhashay

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.