DAAWO: Axmed Madoobe oo war ka soo saaray guushii Madaxweyne Farmaajo, sheegayna in…

by Bahda Xiiso Online | Thursday, Feb 9, 2017 | 425 views

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ka hadlay Doorashadii Taariikhiga aheyd ee Shalay uu ku soo baxay Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Axmed Madoobe ayaa si weyn ugu hambalyey Madaxweyne Farmaajo, Xildhibaanadda Baarlamaanka iyo Guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed.

Sidoo kale waxa uu bogaadiyey Madaxweynaha Xilka ka degaya Xasan Sheekh Maxamuud iyo R/wasaarihiisii hore Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.