Musharraxa uu utanaasulay Cumar C/Rashiid oo la ogaaday iyo dabbaal deg ka dhashey

by Bahda Xiiso Online | Wednesday, Feb 8, 2017 | 890 views

Cumar C/rashiid ayaa ka haray tartankii xilka madaxweynaha Soomaaliya isagoo sheegay inuu utanaasulay si isbadal loo helo.

Isagoo hadlaya ayuu sheegay in sababta uu utanaasulay ay tahay inuu qadariyo guuxa xildhibaanada iyo dadka kale ee goobta jooga isagoo taas ula jeeday inuu utanaasulayo musharaxa Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Farmaajo ayaa isagoo ordaya soo gaaray halkii uu taagnaa Cumar C/Rashiid isagoo ugu hambalyeeyay tanaasulida uu usameeyay.

Waxaa ay taas ka dhigan tahay in Farmaajo uu haysto taageerada ugu badan ee xildhibaanada haatan, Xasan Sh ayaana kusoo xiga halka rajada Sh Shariifa y aad uliidato

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.