Sawiro: Amaanka Muqdisho oo la adkeeyay & wadooyin la xiray..

by Bahda Xiiso Online | Wednesday, Jan 11, 2017 | 150 views

Waxaa aad loo adkeeyay amaanka magaalada Muqdisho,iyadoo maanta lagu wado in magaalada ay ka dhacdo doorashada Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya.

Doorashada ayaa ka dhaceysa xarunta Golaha Shacabka,halkaasi oo ay inta badan ku shiraan Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia.

Wadooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa xaruntaasi ayaa la xiray,waxaana la arkayaa ciidamo isugu jira Boolis iyo nabad sugida kuwaasi oo aad loo adkeynayo amaankooda.

1q-7-300x169 2q-7 3q-6-300x225 4q-6-300x225 5q-4-300x225 6q-3-300x225 7q-2-300x225 8q-1-300x225 9q-300x225 10q-300x225 11q-300x160

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.