Dhageyso: Faroole oo farriin lama filaan noqotay gaarsiiyay Ganacsatada Muqdisho

by Bahda Xiiso Online | Wednesday, Jan 11, 2017 | 261 views

Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland C/raxmaan Faroole hadana ka tirsan Xildhibaanada Aqalka sare ee la soo doortay deegaanada Puntland ayaa ka hadlay xaalada abaareed ee dalka ka taagan.

Waxa uu sheegay Abaaraha dalka ka jira in ay yihiin kuwo sii xoogeystay, oo si weyn u saameeyay dadka iyo duunyada ku nool Gobolada Dalka.

Senator C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa dadweynaha Soomaaliyeed ugu baaqay in ay u soo gar gaaraan walaalahooda dhibaateysan, si loo badbaadiyo.

Faroole ayaa baaq gaar ah u jeediyay Ganacsatada Muqdisho iney u gurmadaan dadka ay abaaraha saameynta ay ku yeesheen.

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.