Daawo: Axmed Madoobe oo amar naxdin leh dul dhigay shacabka Kismaayo..

by Bahda Xiiso Online | Wednesday, Jan 11, 2017 | 275 views

Madaxweynaha maamulka Jubba Land Axmed Madoobe ayaa ku amray shacabka magaalada Kismaayo iney baneeyaan guryaha Dowladda si loogu qabto shacabka danta guud.

Axmed Madoobe ayaa Amarkaasi waxaa uu ka sheegay Magaalada Kismaayo isagoo Cadeeyay in Guryaha Ay Dowladii dhexe la heyd lagu wareejinayo Maamulka Jubbaladn isalamarkaana dhamaan dadka hada degan laga saarayo.

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.