Maqal: Wasiir ka tirsan maamulka Puntland oo si lama filaan isku casilay..

by Bahda Xiiso Online | Tuesday, Jan 10, 2017 | 110 views

Wasiir ku-xigeenka Howlaha Guud iyo Gaadiidka ee Puntland Cabdiraxmaan Yuusuf Faarax (Dujaana),ayaa magaalada Garowe kaga dhawaaqay inuu xilkii uu hayay iska casilay.

Wasiirka ayaa sheegay in Beeshiisa ay  cadaadis ku saartay in uu iska casilo xilka.

Wasiiro ka tirsan maamulka Puntland ayaa bilihii lasoo dhaafay iscasilaayay.

Waxaana Wasiiradaasi ka mid ahaa Wasiirka Warfaafinta maamulka Puntland Maxamuud Xasan Soo Cadde.

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.