Daawo: Wareysiga 2-aad ee Sheikh Cali Dheere & Wariyaha oo Su’aalo Cajiib ah weydiiyay..

by Bahda Xiiso Online | Tuesday, Jan 10, 2017 | 724 views

Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa qeybtii Labaad ee wareysiga Afhayeenka Guud ee Al-shabaab Sheikh Cali Maxamuud Raage Sheikh Cali Dheere.

Waalid baad tahay, markaad aragto wiilal yaryar oo Soomaali ah oo saas u dhimanaya, dareenkaagu siduu yahay” Waa mid kamid ah su’aalaha Wariye Xamza Mohamed uu waydiiyay Sheekh Cali Dheere.

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.