Koox kubadda Cagta iyo Taageerayaashooda oo dhintay Dalka Afrika ka mid ah

by Bahda Xiiso Online | Tuesday, Dec 27, 2016 | 432 views

Inta la xaqiijiyay 30 qof ayaa dhimatay kadib markii ay doon ay la socdeen koox ciyaarta kubadda cagta iyo taageerayaashooda ay ku gaddoontay harada Lake Albert ee dalka Uganda ee qaarada afrika.

Kooxda oo ka socotay degmada Buliisa ee dalka Uganda  ayaa la sheegay inay usii socdeen ciyaar ay iskaga horiman lahaayeen koox ka dhisan degmada  Hoima  isla dalkaas, waxaa doonta saarnaa dad lagu qiyaasay 45 qof.

dadka ayaa u dabaaldagayay Ciidaaha gaalada.

Ciidamada ilaalada badda  ee dalka Uganda ayaa ku howlan sidii loosoo badbaadin lahaa dad la sheegay in ay ka badbaadeen doonta gaddoontay.

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.