Ronaldo oo ku guuleystay Ballon d’Or 2016 iyo kaalinta Messi (Sawirro)

by Bahda Xiiso Online | Monday, Dec 12, 2016 | 507 views

Waa markii afaraad oo uu wiilka Real Madrid u safta ku guuleyso abaal-marinta halka Lionel Messi uu haysto jaa’isadan shan jeer.

labadan xiddig ayaana kala qeysaday abaal-marinta tan iyo sanadkii 2008 markaasoo markiisii ugu horreysay uu Ronaldo hantay abaal-marintan Ballon d’or.

2008: Cristiano Ronaldo

2009: Lionel Messi

2010:Lionel Messi

2011: Lionel Messi

2012: Lionel Messi

2013: Cristiano Ronaldo

2014: Cristiano Ronaldo

2015: Lionel Messi

2016: Cristiano Ronaldo

cristiano-ronaldo-ballon-dor-2016-1 cristiano-ronaldo-ballon-dor-2016-2 cristiano-ronaldo-ballon-dor-2016-3

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.