Isku aadka Champions League oo lasameeyey (kooxo waa weyn oo is helay)

by Bahda Xiiso Online | Monday, Dec 12, 2016 | 249 views

Waxaa hada lasameeyey isku aadka koobka Xiisaha badan ee koobka UEFA Champions League Waxaana loo sameeyey 16 Kooxood oo min labo isugu soo beegmey.

Hadaba sidee ayaa laysugu aadiyey kooxahaan 16 ka ah ee loo Sameeyey isku aadka Maanta?

Manchester City vs Monaco

Bayern Munich vs Arsenal

Benfica vs Borussia Dortmund

Real Madrid vs Napoli

Bayer Leverkusen vs Atletico Madrid

Porto vs Juventus

Paris Saint-Germain vs Barcelona

Sevilla vs Leicester City 

isku-aadka-koobka-champions-league-oo-lasameeyey-iyo-kooxo-waa-weyn-oo-isku-dhacay

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.