Hadalkii dadka ka yaabiyay ee Xasan Xanafi ku dardaarmay ka hor toogashadiisi (DHAGEYSO)

by Bahda Xiiso Online | Monday, Apr 11, 2016 | 27859 views

Maanta gelinkii hore ayey aheyd markii Magaalada Muqdisho lagu toogtay dilaagii wariyeyaal badan oo Soomaaliyeed, Xasan Xanafi Xaaji, kaasoo ka mid ahaa madaxda ugu sarreysa Al-Shabaab, kadib markii maxkamaddu ku xukuntay Dil toogasho ah.

Xasan Xanafi ayaa ka hor inta aan la toogan laga duubay cod dar daaran ah isagoona ka yaabiyay Ciidamadii tooganayey iyo dadkii kale ee joogay goobta Sheegayna inuu waligii Dil u Socdey Hadana uu Dilka Ku Faraxsan yahay “Waan ku qanacsanahay Dilka, Marnba ka biqi maayo, Waxaan alle ka sugayaa inaan ahay Shahiid, Alle ha ii naxariisto” Ayuu yidhi.

DHAGEYSO HADALKII XASAN XANAFI KA HOR TOOGASHADIISA

xiiso online logo hoos
Like it? Share it!

Leave A Response

You must be logged in to post a comment.